Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Aaga Bari oo Soo Bandhigay Gaadiid iyo Hub Ay Ka Qabsadeen Maleshiyaadka Puntland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Aaga Bari oo Soo Bandhigay Gaadiid iyo Hub Ay Ka Qabsadeen Maleshiyaadka Puntland
March 5, 2019 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)– Taliska Ciidaamada qaranka Somaliland ee aaga bari oo ay weheliyaan maamulka gobolka Sool, ayaa maanta soo bandhigay gaadiid iyo hub ay ka qabsadeen maleeshiyaadka maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS