Somaliland oo Shir Caalamiya Kaga Qayb Gashay Wadanka Britain | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Shir Caalamiya Kaga Qayb Gashay Wadanka Britain
March 10, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Xidhiidhka goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan, oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa ka warbixiyay safar uu dhawaan ku tagay wadanka Britain iyo shirar uu halkaasi kaga qayb galay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS