Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Xidhiidhka goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan, oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa ka warbixiyay safar uu dhawaan ku tagay wadanka Britain iyo shirar uu halkaasi kaga qayb galay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka