|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayadaha Qaxoontiga & Barakacayaasha Jsl Oo Shaaciyay Tirada Haayadaha Kasoo Jawaabay Baaqii Ay Udireen Iyo Gobolada Ay Ka Bilaabeen Biyo Qaybinta.
March 5, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) Oo Ay weheliyaan masuuliyiinta haayada ugu saraysa ayaa ka Warbixiyay Xaalada abaareed ee dalka iyo biyo la,aan baahsan oo soofood saartay dadka barakacayaasha ee gobolada dalka. Sidoo kale gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha ayaa shaaciyay tirada haayadaha kasoo jawaabay baaqii ay hore ugu direen Kuwaasi oo bilaabay qaybinta biyo ay gaadhsiinayaan dadka ay soo food saartay biyo la,aanta baahsani, Dhanka kale Gudoomiye Xinif ayaa baaq udiray haayadaha aan wali kasoo jawaabin baaqii ay hore ugu direen isagoo haayadahan faray in ay deg deg u ajiibaan fariintan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|