Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Farmaajo Ka Yidhi Wadda Hadalada Labada Dhinac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Farmaajo Ka Yidhi Wadda Hadalada Labada Dhinac.
March 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasaarada arimaha dibada Somaliland iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa jawaab adag ka bixisay hadal madaxwaynaha maamulka somaliya farmaajo ka yidhi wada hadalada Somaliland iyo somaliya udhexeeya

Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeedhay farmaajo iyo erayada uu adeegsaday

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS