|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Dalkoodii Dib Ugu Celisay Qaxoonti Itoobiyaan Ah
March 14, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Hay”adda qaxootiga iyo barakacayaasha Somaliland, ayaa maanta dalkoodii dib ugu celisay dad qaxooti Itoobiyaan ah Somaliland ugu soo gudbay dhanka maamul goboleedka Xamar ee Garoowe. Dadkan oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada, ayaa markii ay soo gaadheen Somaliland waxa la dejiyay goob loogu talagalay inay ku nastaan isamarkaana ay joogaan mudo 14 cisho ah. Qaxootigan Itoobiyaanka ah oo ay tiradoodu ahayd 37 qof, ayaa waxa goobtii lagu sii sabootinayay ka hadley Agaasimaha waaxda MRC ee Hay”adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha qaranka Somaliland Isxaaq Maxamuud Taani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Nuxurka Warbix... DAAWO;Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Cabdicasiis Samaale Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediy... DAAWO Wasiirka Duulista Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Masuuliyiinta Ka Cadhooday amarada cusub ee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|