|
|||||
WAJAALE NEWS
Sanduuqii Madoobaa Ee Diyaaraddii Shalay Burburtay oo La Helay
March 11, 2019 - Written by Reporter:Addis Ababa (WJN)- Diyaaraddi shaly burburtay oo ay lahayd shirkadda diyaaradaha Itoobiya uu lambarkeeda duullimaadku ahaa 302 oo gudaha dalkaasi ku soo dhacday ayaa la helay sanduuqii xogta diyaaradda laga heli lahaa. Shirkadda diyaaradaha sameysa ee Boing waxaa laga sugayaa iney ka jawaabto sababta keentay diyaaradda iney burburto 6 daqiiqo oo keli xilli ay hawada ku jirtay. Lixdii bilood ee la soo dhaafay waa shilkii diyaaradeed ee labaad ee ku yimaadda diyaaradda boeing uu noocedu yahay 737 Max 8. Bishii October ee sanadkii horana diyaarad noocan ah oo ay lahayd shirkadda diyaaradaha ee “Lion” oo burburtay waxaa ku dhintay 189 qof.
Related posts:Daawo:Xasan Xaydh Oo Ka Huleelay Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Iyo Sobobta Oo Uu Faafaahin Ka Bixi... Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo ka Warbixiyay Shir Uu Dalka Jabuuti Kaga Qaybgalay Iyo Arimah... Dowladda Itoobiya Oo Ku Dhawaaqday Saddex Qof Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Iyo Tirada Dadka Lag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|