Safiirka Somaliland U fadhida Waddanka Filand Samiya Muuse Oo Kulan La Qaatay Madaxwaynihii Horee Waddanka Filand Tarjo Halonen iyo Wakiilka gaarka wasaarada arimaha dibedda Finland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland U fadhida Waddanka Filand Samiya Muuse Oo Kulan La Qaatay Madaxwaynihii Horee Waddanka Filand Tarjo Halonen iyo Wakiilka gaarka wasaarada arimaha dibedda Finland.
March 8, 2019 - Written by Editor:

Safiirka Somaliland Ufadhida Waddanka Filand Samiya Muuse Oo Kulan La Qaatay Madaxwaynihii Horee Waddanka Filand Tarjo Halonen iyo Wakiilka gaarka wasaarada arimaha dibedda Finland.

Safiirka Somaliland Ufadhida Waddanka Filand Samiya Muuse Oo Kulan La Qaatay Madaxwaynihii Horee Waddanka Filand Tarjo Halonen iyo Wakiilka gaarka wasaarada arimaha dibedda Finland.

Safiirka Ayaa kala Hadashay Oo Ka Dhaadhicisay qadiyada Somaliland Iyo Madaxbanaanida Amniga Iyo Ganacsiga Ka Hanaqaday waddanka Filand taas Oo Ay Ka dalbatay Inay Kala Shaqeeyan Sidii Ay usii Kordhin lahaayen Cilaaqadka Cudoon Ee ka dhexeeya Waddamada Somaliland Iyo Filand Iyo Mashaariica Horumarineed looga Hirgalin Lhaa Somaliland

“Waxaa sharaf weyn ii ahayed inaan wakhti wada qaadanay madaxwyenihi hore ee Finland marwo Tarjo Halonen iyo Wakiilka gaarka wasaarada arimaha dibedda Finland (Special Representative on Mediation) Marwo jutta urpilainen ahna xildhibaan ka tirsan golaha barlamaanka Finland horena u ahayed State minister of Finland. ”

Image may contain: 2 people, including Samia Muse, people smiling
COMMENTS
LINKS