Safiirka Itoobiya Ufadhiya Somaliland Oo Ka Baaqday Munaasibad Loogu Sameeyay Magaalada Boorama Iyo Sobobta!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Itoobiya Ufadhiya Somaliland Oo Ka Baaqday Munaasibad Loogu Sameeyay Magaalada Boorama Iyo Sobobta!!
March 6, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N) Safiirka dalka itoobiya ufadhiya Somaliland Ambsador shamshudiin axmed maanta lagu waday in uu magaalada boorama ku socdaal ku tago kadib markii casuumad ka helay madaxda gobolka awdal ayaa baaqday kaasi oo gabi ahaanba aan ka xaadirin boorama iyadoo dadka udiyaar garoobay soo dhawayntiisuna ay tubnaayeen wadooyiinka boorama.

Hadaba midkamid ah bulshada gobolka awdal ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu ubaaqday safiiirku iyo arimaha kusoo kordhay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS