|
|||||
WAJAALE NEWS
Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Eretria Oo Gaadhey Dalka Konfurta Sudan Iyo Ujeedadooda + Sawiro.
March 4, 2019 - Written by Editor:Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Eretria Oo Gaadhey Dalka Konfurta Sudan Iyo Ujeedadooda + Sawiro. Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya iyo Madaxweynaha dalka Eretria oo wada socda ayaa waxaa ay maanta ka dageen caasimada konfurta Sudan ee Juba . Labadan hogaamiye oo ka duulay caasimada Eretria ee Asmara ayaa ujeedadoodu ay tahay inay kulan la qaataan madaxweynaha dalka Konfurta Sudan Salva Kiir , kala hadlaana arimo ay ka mid yahiin heshiiskii nabada , ganacsiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale . Waa markii ugu horeysay ee hogaamiyayaasha Itoobiya Iyo Eretria iyaga oo wada jir ay tagaan dalka Konfurta Sudan
Related posts:Daawo:Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Eedayntii Ugu Cuslayd U Laqimay Wasiir Xukuumada Ka Ti... Madaxweynaha Jsl Oo Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Maamulihii Dekadaha... “Ilaahay Waxaan Ka Baryayaa, Maxamed Kaahin In Masab Danbe Oo Uu Umadda Uqabto Ay Ugu Danbayso, Kaa ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|