|
|||||
WAJAALE NEWS
Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Eretria Oo Gaadhey Dalka Konfurta Sudan Iyo Ujeedadooda + Sawiro.
March 4, 2019 - Written by Editor:Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Eretria Oo Gaadhey Dalka Konfurta Sudan Iyo Ujeedadooda + Sawiro. Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya iyo Madaxweynaha dalka Eretria oo wada socda ayaa waxaa ay maanta ka dageen caasimada konfurta Sudan ee Juba . Labadan hogaamiye oo ka duulay caasimada Eretria ee Asmara ayaa ujeedadoodu ay tahay inay kulan la qaataan madaxweynaha dalka Konfurta Sudan Salva Kiir , kala hadlaana arimo ay ka mid yahiin heshiiskii nabada , ganacsiga iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale . Waa markii ugu horeysay ee hogaamiyayaasha Itoobiya Iyo Eretria iyaga oo wada jir ay tagaan dalka Konfurta Sudan
Related posts:Dadwaynaha Reer Boorama Oo Iskugu Soo Baxay Mudaharaad Ay Ku Taageereyaan Heshiiska Dekeda Berbera, ... Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Dalka DJabuuti Oo Sheegay In Al-Shabaab Ay Weerar Ku Tahay Dalkiisa, Bal... DAAWO ;Badhasaabka Sool Iyo Gudigii Nabadeynta U jooga Oo ka Hadlay Xaaladii Ugu Danbaysay Ee Deegaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|