Qareenka Dugsiyada Nuuradiin Oo Shaaciyay In Ay Racfaan ka Qaateen Xukunku Ay ku Riday Maxkamada Gobolka M/Jeex, Kana Warbixiyay Marxaladii Ay Soo Martay Dacwadani! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qareenka Dugsiyada Nuuradiin Oo Shaaciyay In Ay Racfaan ka Qaateen Xukunku Ay ku Riday Maxkamada Gobolka M/Jeex, Kana Warbixiyay Marxaladii Ay Soo Martay Dacwadani!
March 24, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qareenka guud ee Dugsiyada Nuuradiin Qaybihiisa kale duwan ayaa War Murtiyeed kasoo saaray xukun sharci daro ah oo dhawaan maxkamada gobolka maroodi jeex ugu Xukuntay in laba macalin oo iskuulka wax ka dhigi jiray in magdhow lasiiyo.

War murtiyeedkan kasoo baxay xafiiska qareenka Dugsiyada Nuuradiin schools ayaa lagu sheegay in iskuulka nuuradiin xukunkaasi racfaan ka qaatay isagoo dhanka kalena sharci daro ku tilmaamay xukunkani.

Qareenka dugsiyada Nuuradiin Garyaqan Xuseen Maxamuud Fadal ayaa faah faahin ka bixiyay  marxaladihii ay soo martay dacwada udhaxaysa iskuulada nuuradiin iyo labadan macalin.

Halkan kaga Bogo war murtiyeedka kasoo baxay qareenka Dugsiyada Nuuradiin Oo Dhamaystiran;

COMMENTS
LINKS