“Maxamuud Xaashi Wuxuu Hormood Ka Ahaa Ragii Dpword Inay Ina Khiyaanto Fududeeyey!W/Q;Barkhad-ladiif. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maxamuud Xaashi Wuxuu Hormood Ka Ahaa Ragii Dpword Inay Ina Khiyaanto Fududeeyey!W/Q;Barkhad-ladiif.
March 23, 2019 - Written by Editor:

Maxamuud Xaashi wuxuu hormood ahaa ragii Dpword inay ina khiyaanto fududeeyey, inta aanu ka hadal isbedelka geeska ha ka jawaabo waxay ilaa hadda u dhisi wayday dekada, waxa lagu bedeshay saldhiga, wadadii corrodor waxa loogu dari waayey heshiishka waagii la kala saxeexanayey.

2016 ilaa imika lacag ay gurato mooyeer waxba kuma darin dekad, heshiishku ma wuxuu ahaa inay cid kaliya faaiido ??.

Maxay ku kala doorteen Dpword iyo shirkadii faransiiska ee balore mise xaqal qalinkooda kala batay oo ay ku kala doorteen??.

Cidii tagtaa su,aalahaasi ha inoo soo waydiiyaan

 

W/Q; Barkhad-ladiif Cumar,

COMMENTS
LINKS