Mareeyihii Hore Ee Tvga Qaranka Oo Soo Bandhigay Arimo Ay Masuuliyiinta Wasaaradu Kula Kaceen, Sheegayna Wakhtiga Uu Xilka Wareejinayo+fariinta Uu Udiray Madaxwaynaha, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mareeyihii Hore Ee Tvga Qaranka Oo Soo Bandhigay Arimo Ay Masuuliyiinta Wasaaradu Kula Kaceen, Sheegayna Wakhtiga Uu Xilka Wareejinayo+fariinta Uu Udiray Madaxwaynaha,
March 5, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Mareeyihii hore ee Tvga Qaranka somaliland Ee dhawaan xilka laga qaaday  muuse jaanbiir ayaa si kulul uga hadlay arimo ka baxsan masuuliyada oo ay kula kaceen masuuliyinta wasaaradu oo gaadhigiisii ka joojiyay in uu soo galo xayn daabka wasaarada .

Sidoo kale  Agaasimihii Hore ee tvga qaranka ayaa sheegay in aanu xilka jujuub ku wareejinaynin balse uu wareejinayo wakhtiga uu diyaarka uyahay oo xusay in uu sabti xilka wareejinayo.

Dhanka kale muuse jaanbiir ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu hoos u eego filicada ay kuala kacayaan masuuliyiinta wasarada ugu sareeya .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS