|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Ka Qayb Galay Barnaamijka Horumrinta Cilmiga Wajigiisii Saddexaad
March 5, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la tayeeyo, korna loo qaado waxbarashadda Somaliland, waxaanu kula dar-daarmay wasaaradda Waxbarashadda iyo Saynisku inay laban-laabto dadaaladda lagu doonaayo in tacliinta la gaadhsiiso guri kasta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Ma Run Baa In Axmed-siilaanyo Uu Ka Cudur-daartay Ka Mid Ahaanshaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Lagu ... Komishaneer Kaltuun Sh, Cabdi Xasan Oo Ku Gacan Saydhay Gudi Baadhiseed Madaxwayne Biixi Usoo Magaca... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Xildhibaan Cabdi Cali Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|