|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Dhagax Dhigay Mashruuca Wejiga 2Aad Ee Biyo Balaadhinta Hargeysa
March 4, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa maanta dhagax dhigay mashruuca wajiga labaad ee biyo balaadhinta Caasimada Hargeysa. Munaasibada dhagax dhiga oo ka dhacday Kaydka Biyaha Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirada Biyaha, Beeraha, Maalgashiga, Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa, Maayirka Caasimada, Madax ka socotay dalka Jarmalka ee Somaliland ka caawisa dhinaca dhismaha waddooyinka iyo Biyo ballaadhinta, Masuuliyiin ka socda Xisbiyada mucaaridka, Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Madax-dhaqameed, Xildhibaano iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo Siyaasi Cawil Cali Sugule Oo Dhul Boob Ku Eedeyey Mareeyihii Dekeda Berbara Iyo Cali Mareexaan... Madaxwayne Siilaanyo Oo Lafilayo Inuu Isku Shaandhay Balaadhan Ku Sameeyo Xukuumadiisa Maxayse Ka... Hawlaha Laas-caanood Iyo Arimaha Somaliland Gudaheegu Ha Inoo Dambeeyeen E, Halkee Uu Ku Dambeeyay W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|