|
|||||
WAJAALE NEWS
Barnaamijka Barashadda Dastuurka Somaliland oo Hargeysa Laga Daah-furay
March 30, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Munaasibad balaadhan oo lagu daah-furayay barnaamijka Barashada iyo wacyi gelinta Dastuurka Somaliland, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Xidhiidhka goleyaasha iyo arimaha Dastuurka Somaliland, ayaa waxa ka qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Xubno ka mida golaha Wasiirada, Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland, Xubno ka socday Xisbiyada mucaaridka, Ururada xaquuqal iinsanka, Xildhibaano, Saraakiil ka socota Ciidamada kala duwan, Aqoonyahan iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Dhaliilay Hogaanka Ciidanka Police-ka, Soona Dhaweeyey Darajooyi... DAAWO; Madax Dhaqameedka Beesha Ciise Muuse oo Shaaciyay mudada Uu la Qabanayo Shirkii Baxaraasaafk... Madaxwaynaha Dalka Tiawan Oo Ka Hadashay Safaarada Ay Ka Furatay Somaliland Iyo Waxyaabaha Ay Iska K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|