|
|||||
WAJAALE NEWS
Barnaamijka Barashadda Dastuurka Somaliland oo Hargeysa Laga Daah-furay
March 30, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Munaasibad balaadhan oo lagu daah-furayay barnaamijka Barashada iyo wacyi gelinta Dastuurka Somaliland, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Xidhiidhka goleyaasha iyo arimaha Dastuurka Somaliland, ayaa waxa ka qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Xubno ka mida golaha Wasiirada, Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland, Xubno ka socday Xisbiyada mucaaridka, Ururada xaquuqal iinsanka, Xildhibaano, Saraakiil ka socota Ciidamada kala duwan, Aqoonyahan iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Danjire Cawil Oo Si Cad U Qeexay Macnaha Ereyga Loo Adeegsaday Qodobka 9aad Ee Heshiiska Turkiga & F... DAAWO ;Wareysi Xiiso Badan Barnaamijka Aragtidda Siyaaga Oo Uu Marti Ku Yahay Musharaxa Madaxweyne K... Siyaasi Cali Waran-cade Oo Xukuumada U Soo Jeediyay In Talaabo Qaran Laga Qaado Beelaha Ku Dagalamay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|