Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida oo Laga Dalbaday Inuu Is Casilo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida oo Laga Dalbaday Inuu Is Casilo
March 24, 2019 - Written by Reporter:

Jigjiga (WJN)- Siyaasiyiin ka soo jeeda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo saluugsan SiyaasadaXukuumada dawlad deegaanka, ayaa waxa ay dalbadeen inuu is casilo Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Waxayna siyaasiyiinta saluugsan siyaasadda deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ay sheegeen inuu deegaanka uu ka jiro musuq baahsan isla-markaana xukumaddi Cabdi Maxamuud Cumar lix bilood musuqii ay ku gaadhay ay xukumadda hadda jirto 6 bilood ku gaadhay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Mipd4IpJPAU

COMMENTS
LINKS