|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele Waxaa Ka Go,an Midnimada Somaliya, Marnaba Ma Ogola Madaxbanaanida Somaliland”Prof Khaliili.
March 17, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Midkamida Aqoonyahan reer somaliland ee waxka dhiga jaamacadaha dalka ayaa hadlay sida uu u arko safarka madaxwaynaha jabuuti ku jooga magaalada muqdisho iyo waxa uu daaran yahay. Sidoo kale Prof Mustafe Khaliili ayaa ka hadlay aragtida madaxwayne ismaaciil cumar geele iyo fikirka midnimada somaliya ee uu aaminsan yahay, Iyo halka uu ka taagan yahay madaxbanaanida Somaliland. Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan; Related posts:“Tukaraq Nabadgelyadeedu Waa Mar Ciidanka Qaranku Soo Taabto Xadka Somaliland,Oo Garoowe Ay Ka Dhacd... Ninkii British-ka ah Ee Ku Xidhaa Muqdisho Oo Xabsiga Dhexdiisa Ay Dhaawacyo Ugu Gaysteen Kooxo Ku ... DAAWO; Sheekh Aadansiiro Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Madal Ay Isugu Yimaadeen H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|