Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Abu Dubai.Sawirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Abu Dubai.Sawirro
March 9, 2019 - Written by Editor:

DUBAI(W,N) Madxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayay oo maanta dalka ka dhoofay ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka abu dabay ee isku taga imaaraadka carabta

Waxaana halkaasi u qaabilay masuuliyiin sar sare oo ka socday madaxda dalkaasi.

DAAWO MUUQAALADA SOO DHAWAYNTA WAFTIGA SOMALILAND;

 

COMMENTS
LINKS