Maayirka Saylac oo Ka Hadley Xaalada Degmada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Saylac oo Ka Hadley Xaalada Degmada
March 7, 2019 - Written by Reporter:

Saylac (WJN)- Maayirka degmada Saylac Sacad Daahir Cige, ayaa ka hadlay xaalada magaalada Saylac iyo baahiyaha caafimaad ee ka jira degmadaasi, isagoona sheegay in wakhtigan degmadu u baahan tahay adeegyada caafimaadka eek ala duwan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS