Gabiley (WJN)- Golaha deegaanka degmada Gabiley oo ay hor kacayaan Maayirka iyo Badhasaabka magaaladaasi islamarkaana uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland, ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay xaruntii sadexaad ee Xanaano ee ay yeelanayso magaalada Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/BZbpJFrYpCE