|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulan Lagu Gorfeynayo Xeerka Ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinka oo Ka Furmay Hargeysa
March 20, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Kulan lagu gorfaynayo xeerka ismaamulka gobolada dalka iyo Degmooyinka, ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa. Kulankan ayaa waxa ka soo qayb galay qaar ka mida Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland, Maayirada gobolada dalka iyo Xildhibaanada gudida arimaha gudaha, difaaca, Nabad geliyada ee Golaha Wakiilada iyo dhinacyada ay khusayso xeerkaasi. Dhinaca kale Kulankan ayaa inta uu socdo lagu gorfaynayaa islamarkaana waxa bedel iyo kaabis lagu samaynayaa xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka ee Xeer 23 2002.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:“Hadii Xukuumada iyo Kulmiye Ay Shahaadooyin Siinayaan Koomiishanka iyo Hadii Kaleba Koomiishankani ... Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo 48Saacadood Gudaheed Isku Burisay, Sheegaynta In Aanu Jirin Dugsi Lagu... DAAWO; Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Heshiiskii Dekeda Berbera iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|