|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulan Lagaga Hadlayo Sarreynta iyo Xoojinta Dastuurka oo Lagu Qabtay Hargeysa
March 14, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Kulan balaadhan oo lagaga hadlayo saraynta iyo xoojinta arrimaha Dastuurka Somaliland, ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa, Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland, ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socda laamaha amaanka, Wasiirada wasaaradaha Xidhiidhka Goleyaasha, Cadaalada, Agaasimaha Wasaarada Xidhiidhka, Guddoomiyaha Hay”adda Shaqaalaha iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;-Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyay Murashaxa Golaha Wakiilada Ee G, Maroodi Jeex Amb Maxa... DAAWO ; Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Digniin Culus Udiray Xukuumada Siilaanyo , Muxuus... Gudoomiye Cirro Oo Iska Difaacay in Xeerka Diwaangalinta Uu Qodobo ku kordhiyay kana hadlay xadhiga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|