|
|||||
WAJAALE NEWS
Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhex Galay Wasaaradaha Waxbarashada Iyo Diinta Iyo Awqaafta + Halka Uu Salka Ku Hayo!!
March 16, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo sayniska Somaliland ayaa shaaciyay khilaaf culus oo soo kala dehxgalay wasaarada diinta iyo awqaafta kaasi oo uu la xidhiidhiyay in uu salka ku hayo diwaangalin ay wasaarada diinta awqaaftu ku samaynayso madaradaha gaarka loo leeyahay Wasiirka wasaarada waxbarashada ayaa masuuilintta wasaarada diinta iyo awqaafta ugu baaqay in ay joojiyaan diwaangalinta ay wadaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Safaarada Somaliland Ee Jabuuti Oo 50 Qof Oo Waraaqaha Caafimaadka Haysta Kasoo Amba-bixisay Madaar... “Madaxda Xukuumada Jsl, Waxaan Leeyahay, Halkaasi Waxa Ka Dhacday Wax Soo Taagnaa Oo Aanu Markhaati ... DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Sanaag Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Udanbeeyay Ee Dhacdadii Deegaanka Ceel-Af... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|