|
|||||
WAJAALE NEWS
Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhex Galay Wasaaradaha Waxbarashada Iyo Diinta Iyo Awqaafta + Halka Uu Salka Ku Hayo!!
March 16, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo sayniska Somaliland ayaa shaaciyay khilaaf culus oo soo kala dehxgalay wasaarada diinta iyo awqaafta kaasi oo uu la xidhiidhiyay in uu salka ku hayo diwaangalin ay wasaarada diinta awqaaftu ku samaynayso madaradaha gaarka loo leeyahay Wasiirka wasaarada waxbarashada ayaa masuuilintta wasaarada diinta iyo awqaafta ugu baaqay in ay joojiyaan diwaangalinta ay wadaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qaarkamid Ah Suxufiyiinta Ka Hawlgala Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay ... Halkan Ka Akhri 11 Qodob Oo Ka Soo Baxay Wajigii Koowaad Ee Wadahadaladii Uga Socday Somaliland Iyo... Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan Oo Maanta Gaadhi Kala Wareegt... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|