|
|||||
WAJAALE NEWS
Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Ah oo Ka Dhashay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Hargeysa
March 13, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa gaar ahaan Xaafada Isha Boorama ka dhacay shil gaadhi oo aad u naxdin badan oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kadib markii uu gaadhi nooca Xamuulka qaadaa uu jiidhay sadex baabuur. Ilaa hada lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay shilkaasi, iyadoona ay wararku sheegayaan in dadka ku dhintay shilkaasi ay ku jirtay Xaaskii Wasiirkii hore ee Qorshaynta Cali Shoombe.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Boqor Muxumed Geele Oo Madaxweyne Siilanyo ku Eedeeyay In Indhihiisu Bari Eegayaan Kana Sii ... War Deg Deg Ah: Kontan qof oo ku dhintay dagaal dhaxmaray qomiyadaha Somalida iyo Oromadda ee dalka ... Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Oo hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Xuska Sannad-Guurada 33-Aad ka Soo W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|