Kal-fadhigii 39Aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Furmay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kal-fadhigii 39Aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Furmay
March 9, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Waxaa saaka si rasmi ah u furmay Kal-fadhigii 39aad ee ay yeeshaan mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, Waxana kal-fadhigaasi shir gudoominayay Guddoomiyaha golahaasi Baashe Maxamed Faarax.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS