Haweenka Qurba Joogta Gabiley Ee Wadanka Denmark oo $10,000 oo Dollar Ugu Deeqay Dhismaha Jidka Arabsiyo iyo Alleybaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haweenka Qurba Joogta Gabiley Ee Wadanka Denmark oo $10,000 oo Dollar Ugu Deeqay Dhismaha Jidka Arabsiyo iyo Alleybaday
March 7, 2019 - Written by Reporter:

Alley-baday (WJN)- Haweenka qurba joogta magaalada Gabiley ee Hodaale ee ku nool dalka Denmark, ayaa maanta lacag dhan $10,000 kun oo dollar ku wareejiyay gudida gacanta ku haysa dhismaha wada isku xidha magaalooyinka Arabsiyo iyo Alleybaday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS