BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland ee Maxamed Maxamuud xaashi (timo) ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada socdaal xubno kamida ururku ay ku joogaa gobolka awdal
Sidoo kale gudoomiyaha ururka qareenada ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada ay bulshada uhayaan qareenadu iyo sida mutadawacnimada leh ee ay ugu adeegaan shacabka