|
|||||
WAJAALE NEWS
Gabiley: Shaqaale Caafimaad oo Shaqo Joojin Sameeyey
March 20, 2019 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- 27 Shaqaale Cafimaadka oo ka hawl gala Xanaanada xaafadaha New Gabiley ee magaalada Gabiley, ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo joojin ay sameeyeen. Shaqaalahan caafimaad ayaa shaqo joojin tooda ku sababeeyay tiro shaqaale ah oo ay Wasaarada Caafimaadka Somaliland ku dartay mushaharaadka shaqaalaha Caafimaadka qaranka, iyagoona sheegay in 27-ka qof ee ka hawl gala Xanaanadaasi aanay Wasaarada ka helin xaqoodii.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/D4jE7qt624s Related posts:Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Dib Udhac Ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland Iyo Muddo Kordhin Lab... DAAWO;-Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Si Rasmi Ushaqaalaysiiyay Gabadh Yar Oo Haweenaydii Ay Ushaq... “Faysal Hore Ayuu U diiday In UCID Uu Yahay Xisbi Qaran. Markii loo Taag Waayay Taageerada Uu Shacbi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|