|
|||||
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe oo Shaaciyay In Isaga iyo Madaxweyne Saylici Ka Mid Ahaayeen Shaqsiyadkii Dabada Ka Riixayay Heshiskii Saldhiga Milateri
March 3, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibada barnaamijka carbiska Shaqo Qaran, ayaa shaaciyay in isaga iyo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ay ka mid ahaayeen shaqsiyaadkii dabada ka riixayay heshiiskii Saldhiga Milateri ee Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/FLrBT61CKc8 Related posts:Daawo:Gacan Ku Dhiigle Hore Dil Uga Gaystay Deegaanada Ceel Afwayn Oo Xukuumada Loo Soo Gacan Galiya... Imisa Sanno Ayay Kala Danbay Doonaan Burburka Geedi Socodka Dimuquraadiyada S/land Iyo Burburka Qar... Halkan Ka Daawo-"Madaxweyne Farmaajo Marka Uu Aqoonsado Qaranka Somaliland Inuu Dawlad Yahay Ayaa Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|