Faysal Cali Waraabe oo Shaaciyay In Isaga iyo Madaxweyne Saylici Ka Mid Ahaayeen Shaqsiyadkii Dabada Ka Riixayay Heshiskii Saldhiga Milateri | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe oo Shaaciyay In Isaga iyo Madaxweyne Saylici Ka Mid Ahaayeen Shaqsiyadkii Dabada Ka Riixayay Heshiskii Saldhiga Milateri
March 3, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibada barnaamijka carbiska Shaqo Qaran, ayaa shaaciyay in isaga iyo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ay ka mid ahaayeen shaqsiyaadkii dabada ka riixayay heshiiskii Saldhiga Milateri ee Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/FLrBT61CKc8

COMMENTS
LINKS