|
|||||
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe oo Eedaymo Culus U Soo Jeediyay Goleyaasha Guurtida, Wakiilada iyo Deegaanka
March 24, 2019 - Written by Reporter:Borama (WJN) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad uu Xisbigoodu u qabtay Prof” Qaasim Ibraahim Tubeec oo dhawaan kusoo biiray Xisbiga Ucid, ayaa eedaymo culus u soo jeediyay goleyaasha Guurtida, Wakiilada iyo Deegaanka. Sidoo kale guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ku aadanaa dib u dhaca doorashooyinka, isagoona sheegay in hadii ay dhici waydo Doorashadu ay dhagax kaga saarayaan golaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Munaasibad Qado Sharaf Ah Ku Maamuusay Fanaanka Cawaale Aadan. Guddoomiyayaasha Sagaal Jaamacadood Oo Somaliland Ku Yaala Oo Kulan Isugu Yimid, Kana Hadlay Qaabkii... Shirkii Golaha Wasiirrada JSL Oo Lagu Go’aamiyey Qodobbo La Xidhiidha Doorashooyinka, Abaaraha Iyo C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|