Doodda Cali Khaliif iyo Dastuurka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Doodda Cali Khaliif iyo Dastuurka Somaliland
March 23, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Prof: Cali Khaliif Galaydh oo xalay ka hadlayay munaasibad lagaga doodayay dib u furista Distoorka dalka ayaa waxaa uu sheegay in ay mihiin tahay in Distoorka dib loo furo.

Waxa uu Cali Khaliif sheegay in aanu maanta garanayn cid uu u raaco daba galka heshiiskii uu magaalada Caynaba kula saxeexday madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS