Dhalinyaradii Darbijiifka Ahaa Ee Maxkamada Hargeysi Xukunka Ku Riday oo Maanta La Sii Daayay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyaradii Darbijiifka Ahaa Ee Maxkamada Hargeysi Xukunka Ku Riday oo Maanta La Sii Daayay
March 7, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maxkamada racfaanka gobolka Maroodi Jeex, ayaa maanta sii daysay 20 dhalinyar darbi jiif ah oo hore ay xukun ugu riday islamarkaana dhawaan cabasho la hortagay Wasaaradda Shaqo Galinta iyo arrimaha bulshada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS