DAAWO;Siyaasi Ka Tirsan Dawlada Uk Oo Shaaca Ka Qaadey Dadaalo Lagu Aqoonsanayo Somaliland Oo Ka Socda Dalkiisa.
March 8, 2019 - Written by Editor:
Cardiff(W,N) Siyaasi Ka Tirsan Dalka Uk Gaar ahaan gobolka wales ayaa Shaaca Ka Qaadey in Uk ay Dadaalo ugu Jirto Sidii ay u Aqoonsanayo lahayd madaxbanaanida Somaliland taasi oo wakhtigan dalkiisa ay Oo Ka Socdaan.