DAAWO;”Hawada Waa La Inaga Xoogay Oo Somaliya Waalay-Nooga Hiiliyay” Maxamuud Xaashi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;”Hawada Waa La Inaga Xoogay Oo Somaliya Waalay-Nooga Hiiliyay” Maxamuud Xaashi
March 29, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirkii hore ee madaxtooyada xukuumadii siilaanyo hore u ahaa wasiirkii duulista iyo hawada ee Somaliland usoo sexeexay heshiiskii dhinaca hawada ee inga dhexeeyay somaliya ayaa sheegay in Somaliland laga xoogay arintii hawada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS