|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Shirkii Beelaha Dir Ee Ka Dhacay Addis Ababa
March 4, 2019 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka kuxigeenka Arimaha Dibada Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Markii Uhoraysay ka Hadlay Mawqifka Xukuumadu ka taagan shirkii beelaha dir ee dhacay magaalo madaxda dalka itoobiya ee adis ababa, Sidoo kale xukuumada somaliland ayaa shaacisay in aanay jirid cid shirkaa somaliland ku matalaysay Dhanka wasiirku xigeenka ayaa sheegay in shirkani uu lamid yahay uun shirarka ay qabsadaan qabaa,ilku ee dhaca wadamada geeska uun. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;Dhalinyaro Iskaga Timid Gobolada Somaliland Oo shir jaraa'id ku Qabtay Magaalada Burco Kana Ha... Warqad Orod Yahankii Caanka ahaa Maxamed Cali Kalay Uu u Qoray Nelson Mandela Oo La Helay Iyo Qad... Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Hada Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq, Sheegayna In Hub Iyo Gaadiid La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|