|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Oo Kulan la yeeshay Weftigii Ka Socday Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
March 5, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xisbiyada mucaaridka ah ee wadani iyo ucid ayaa galabta kulan muhiim ah la yeeshay wafti ka socday midowga yurub oo dalka uyimid sidii ay asxaabtasomaliland ula hadli lahaayeen arimaha doorashada. Xisbiyada ucid iyo wadani ayaa mawqif iskumid ah oo la xidhiidhi qasoomida doorashada iyo qodobada loo baahan yahay in laga gudbo ugudbiyay waftigan ka socday midowga yurub. Sidoo kale masuulka hogaaminayay waftigan midow yurub ayaa isna dhankiisa ka warbixiyay arimaha ay ka wadahadleen axsaabta Somaliland iyo kulan ay layeesheen taliyaayaasha ciidanka booliska. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiir Waran Cade Oo Is Xajin Kari Waayay Eedihii Ay Mucaaradku U Soo Jeediyeen Xukuumada Kuna Tilma... Obama iyo Xaaskiisa oo Kaalinta Koowaad Ka Galay Shaqsiyaadka Loogu Qadarinta Badan Yahay Mareykanka Wararkii U Danbeeyay Laba Qof Oo La Tuhunsan Yahay In Ay Soomali Yihiin Oo Ku Dhintay Qarax Bambo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|