|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Wixii Uu Xaqdarada U Arkayay Shalay In Uu Sidii Uun Uga Hadlo Balanku Weeyaan”Oday Ibraahim Aadan Cismaan ( Abees).
March 1, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Ibraahim Aadan Cismaan (Abees) oo ah aabaha dhalay abwaan cabdiraxmaan abees ayaa sheegay in cabdiaraxmaan wixii uushalay xaqdarada u arkayay ay tahay in uu sidii uun uga hadlo balankuna uu sidaa yahay. Sidoo kale oday Ibraahim Abees ayaa madaxwaynaha ugu baaqay in uu waxka qabto tacdi ay shacabka kula kacayaan laamaha xukuumadiisu wixii ay sameeyaana cida leh masuuliyadeedu ay isaga tahay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Xaalada Kasoo Cusboonaatay Gobolka Sool, Waxaa Eeda Ugu Wayn Iska Xukuumada Madaxwayne Biixi”Xisbig... Hay’ad Caalami Ah Oo Saadaalisay In Xisbiga KULMIYE Iyo Madaxwayne Biixi Lagaga Guulaysan Doono Door... Michelle Obama oo la Hadal-Hayo In Iyadoo Timo-Qaawan ay Booqatay Sucuudiga oo ah Xarunta Caalamka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|