JABUUTI(W,N)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha somaliland Iyo wafti uu Hogaaminayo oo ku sugan dalka jabuuti ayaa kulan la yeeshay wasiirka arimaha gudaha dalka jabuuti.
Ujeedada xubnaha waftiga uu horkacayo wasiirka arimaa Gudaha jsl oo ay ku weheliyaan xubno sar sare oo kamida xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka danbaysay casuumad ay ka heleen xisbiga talada dalka Jabuuti Haya Ee RPP.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;