|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suuq Loogu Magacdaray Maayirka Caasimada Hargaysa Iyo Haweenka Ku Ganacsada Oo Ka Dareen Celiyay!
March 14, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Ururka khudradlayda ee ku ganacsada sariimada loogu magacdaray maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) ayaa ka dareen celiyay dhismaha sariimadan oo ay fulisay dawlada hoose ee magaalada hargaysi. Haweenka ku ganacsada sariimadan ayaa ka hadlay ujeedada ay ugu bixiyeen magaca maayarka caasimada (Sariimada Toltelco) iyagoo ku aamanay sida kartida iyo dadaalka leh ee uu ugu dhisay Dhismaha oo ay ku ganacsandoonaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Muj.Cali Guray Oo Faahfaahiyay Sharcinimada Musharax Jamaal Cali Xuseen Sheegayna In 100% Waa... Xisbiyada Mucaaridka Ahi Cidna Uga Fasax Qaadan-maayaan, Cidna Uma Daba-fadhisanyaan Qabashada Shirk... Beesha Caalamka Oo Ka Hadashay Xaaladda Cakiran Ee Ka Taagan Somaliya Iyo Rabshadaha Ka Socda Magaal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|