|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo ka Hadlay Shirkii Beelaha Dir Ee Adis Ababa Iyo Sida Iu u Arko Midka Duwan Oo Goday Lagu Qabanayo.
March 10, 2019 - Written by Editor:“Soomali Maanta Dawlad Deegaanka Oo Kaliya Ayaa Ka Bad Qaba,In Fad Qalalo Lagu Abuuro Maaha”.Suldaan Maxamed Cabdiqaadir. HARGAYSA(W,N) Suldaan Maxamed suldaan cabdiqaadir oo kamida madaxdhaqameedka somaliland ayaa ka horyimid shirkii beelaha direed ee lagu qabtay magaalada adis ababa iyo qodobadii kasoo baxay Sidoo kale Suldaan Maxamed ayaa ka digay in dadka walaalaha ee somalida wada dega ismaamulka itoobiya in aan laga dhex abuurin fad qalalo. Dhanka kale suldaan maxamed ayaa soo dhaweeyay shir dadka deegaanka somalida udhan yihiin oo lau qabanayo magaalada jig jiga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|