|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Marin Habaabinayso Qorshihii Hanti Dhowrka Cid Gaara ah Lagu Bandhtimaameedsanayo.
March 31, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Siyaasi Farxaan faacuul oo kamida xisbiga wadani ayaa dhaliilay khudbad sanadeedkii madawayne muuse biixi ujeediyay labada gole taasi oo uu ku tilmaamay in ay ahayd faan iyo amaan ay soo qorshteen xukuumadu balse aan lahayd waxka hadlayo mustaqbalka iyo waxyaabaha u qorshaysan Sidoo kale siyaasi farxaan ayaa xukuumada uga digay in ay marin habaabiso shaqada hanta dhowrka lagana dhigo mid cid gaar ah lagu bartilmaameedsanayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka Oo Daaha Ka Feyday Khilaaf Ka Dhex Jira Isaga & Wasiirka I... Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Saylici Oo Wax Laga Waydiiyay Waxa Uqorshaysan Inuu Qabto Marka Mudo Xile... Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beel Isku Raacay Musharaxa U Tartamidoona Doorashada Golaha Deegaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|