|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Sharaxaad ka Bixiyay Arimaha Waftiga Dawlada Eritrea Ka Socdaa Kaga Duwan Yihiin Wufuudii Somaliland Hore U Iman Jirtay!
March 19, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamida siyaasiyiinta ka faalooda siyaasada arimaha dibada ayaa soo bandhigay qodobo door ah oo waftiga eritrea ka socdaa kaga duwan yihiin wufuudii hore somaliland u iman jiray Sidoo kale siyaasi cadami ayaa sheegay in waftiga ka socda dalka eritrea ay somaliland u tahay guul siyasadeed oo dhinaca arimaha dibada. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Haamihii Shiidaalka Berbera Oo Halis Kujira+Khatarta Ay Magalada Berbera Kulaalayso Iyo Arrimaha Hor... WARAR DHEERAADA : Khasaarihii ka Dhashay Weerar ay Al-shabaab La Beegsatay Caawa Hoteelka SYL Iyo Ti... Ciidamada Liyuu Booliska Oo Ka Kaxaystay 40 Oday Oo Isugu Jira Salaadiin Iyo Madaxdhaqamed Magaalad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|