|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirwaynaha Beelaha Dir Uga Socday Magaalada Adis Ababa Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
March 2, 2019 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N) Shirwaynaha beelaha direed oo mudo dhowr maalmood ah uga socday caasimada dalka itoobiya ee Adis ababa ayaa la soo gabo gabeeyay kaasi oo ay kasoo laga soo saaray qodobo la xidhiidha isku duubnaanta beelaha dir eek ala degan wadama geeska gaar ahaan itoobiya, jabuuti, somaliya, Kenya iyo Somaliland. Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay madax dhaqameed, aqoonyahan, haween iyo dhalinyaro. Gabo gabadii shirka beelaha direed ayaa laga dhawaaqay gudiyo kala duwan oo ay yeelan doonaan beelaha dir iyo sidoo kale Qodobo door ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO:-Khudaar Aan Weligeed Laga Beerin Somaliland,Oo Markii Ugu Horaysay Laga Sarcay Beeraha Gobolk... Dadwaynaha Reer Borama Oo Kusii Qulqulaya Duleedka Magaalada Oo La Sheegay In Laga Helay Dahab. DAAWO;-Qaabkii Golaha Wakiilada U Ansixiyeen 3xubnood Oo Gudida Diwaan-galinta Ururada Katirsan Ee H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|