DAAWO; Sheekh Aadansiiro Oo Munaasibad Qado Sharaf Ah Ku Maamuusay Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Weedhihii Laga Jeediyay Madasha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Sheekh Aadansiiro Oo Munaasibad Qado Sharaf Ah Ku Maamuusay Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Weedhihii Laga Jeediyay Madasha!
March 1, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamida Culimada Somaliland ayaa maanta munaasibad qado sharaf ah Usameeyay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo dhawaan Maxkamada gobolka maroodi jeex Xoriyadiisii Usoo celisay kadib Markii uu xidhnaa Mudo Afartan Cisho iyo Dheerada,

Munaasibadan Qado Sharafta ah ayaa waxaa kasoo Qaybgalay Abwaano ,Garyaqaanadii udoodayay iyo aqoonyahan kamida Dayarta Caasimada Hargaysa.

Ugu Horayna Waxaa Munaasibada hadalo mahad naqa ka jeediyay aabaha dhala abwaan cabdiraxmaan abees iyo garyaqaan maxamuud cabdiraxmaan oo kamida looyaradii qaybta laxaadka kale kasoo qaatay siidaynta abwaan cabdiraxmaan abees,

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah Faahsan;

https://youtu.be/OXkyT5I403A

COMMENTS
LINKS