HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaj Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo maanta hadhimo shafarafeed uu usameeyay abwaan cabdiraxmaan abees oo ay weheliyaan abwaano iyo looyaradii udoodayay mudadii uxidhaa
Sheekh aadansiiro ayaa khudbad dhinacyo badan taabanayso kuna taxa luqda xaalada dalka ujeediyay dayartii iskugu yimid madashan,
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/VB79N_XhqkQ